Category: Blog

Xarunta SAHAN

Dhakhaatiir Ingiriis Ah Oo Xarunta SAHAN Hawlo Samo-fal Ka fuliyey, Tababbarna Siiyey Ardayda Caafimaadka Ee Jaamacadda Hargeysa

Hargeysa – Dhakhaatiir ku takhasustay Cilmiga Caafimaadka Xanuunnada Dhimirka ku dhaca oo booqasho ku yimid Somaliland, ayaa adeegyo Caafimaad ka fuliyey Xarunta Dhimirka ee SAHAN ee Magaalada Hargeysa. Dhakhaatiirtan oo ka socda Cisbitaalka Kings College oo ku yaalla Dalka Ingiriiska, ayaa Xarunta SAHAN oo ay ku jiraan Dad badan oo qaba xanuunnada dhimirka ayaa waxay…

Dhakhaatiir Caalamiya Oo Booqday Xarunta SAHAN

Dhakhaatiir Caalamiya Oo Booqday Xarunta SAHAN Oo Lagu Daryeello Dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka

January 26, 2018 – Dhakhaatiir ka socda Dalka Ingiriiska oo ku takhasusay Xanuunnada dhimirka ayaa soo gaadhay Xarunta SAHAN ee lagu daryeelo laguna daweeyo Dadka qaba Xanuunnada Dhimirka, taasi oo ku taalla Galbeedka Magaalada Hargeysa. Maamulka Xarunta SAHAN ayaa Dhakhaatiirta Caalamiga ah iyo Ardayda Jaamacadda Hargeysa War-bixin ka siiyey Xarunta SAHAN, siday u shaqayso, Tirada…

Xarunta SAHAN Oo La Gaadhsiiyey 560 Kiish Oo Raashin

DAAWO: Xarunta SAHAN Oo La Gaadhsiiyey 560 Kiish Oo Raashin Ah Iyo 18 Bundadood Oo Dhar Ah

May 4, 2018 – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Xarunta lagu daweeyo Dadka Qaba Xanuunnada Dhimirka ee SAHAN ee Galbeedka Magaalada Hargeysa ku wareejiyey Deeq-lacageed oo ay Xaruntaa ugu soo yabooheen Jaaliyadda Somaliland ee Magaalada Cardiff ee Dalka Ingiriiska. Lacagtan oo lagu beddelay Raashin ay quutaan Dadka Xiskoodu dhiman yahay ee Xarunta…

Dufcaddii 9-aad Oo Ka Qalin-jebiyey Xarunta Dhimirka Ee SAHAN

Dufcaddii 9-aad Oo Ka Qalin-jebiyey Xarunta Dhimirka Ee SAHAN Ee Magaalada Hargeysa Iyo Khudbadihii Laga Jeediyey Munaasibadda

September 26, 2018 – Dufcaddii 9-aad ee ka Qalin-jebisa Xarunta Lagu Daweeyo Dadka qaba Xanuunnada Dhimirka ee SAHAN ee Magaalada Hargeysa, ayaa lagu qabtay Xaruntaasi. Xarunta SAHAN oo ah Xarunta ugu weyn Geeska Afrika ee lagu daweeyo, laguna daryeelo Dadka Xuskoodu dhiman yahay, ayaa Dadka halkaa ku bogsada waxa loo fidiyaa Adeegyo Waxbarasho, Ciyaaro iyo…